Faraxuunsho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Summad xoolaha lagu dhigo oo raadka xuunshada u eg. 2. Qof fulay ah. 3. Geed abaareed, leh laamo dhuudhuuban oo la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraxuunsho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg