faree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faree ↴
afaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Tiro afar ka dhigid.
farafaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax fara ku taataabasho.
farayn [m.f.dh]
eeg faree. ld farays.
madaxfareed [m.l]
ld maskaxfareed.
maskaxfareed [m.l]
Xannun badan oo madaxa qabta. ld madaxfareed.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg