Fariiso

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fariiso

banfariiso | danfariiso | dhinacfariiso | fadhiiso | fariisasho | golafariiso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg