farkannaxsanaan
(m.f.dh)eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farkannaxsanaan ↴
farakannaxsanaan [m.dh]
ld farkannaxsanaan.
farakannaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farkannaxsanaan.
farkannaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farkannax- sanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg