Faruurxiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faruurxiran

faruurxirnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg