Farxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xamay, -xantay; -xmi)

Miro kuwa kale ku darsan noqosho.


Farxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Miro wax kale ku darsan ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farxan

farxamid | farxanaan | farxanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg