Farxun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

1. Qof qoraal-gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho. 2. Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farxun

farxumaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg