Fasakho
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-khday, -khatay)Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasakho ↴
fasakhasho | fasaqo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

