Fatash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish¹, fetesh¹.

Fatash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Meel ama wax baaritaan ku sameyn. ld fatish², fetesh².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fatash

fatashid | fatasho | fatish | fatish | fatishid | fatisho | fetesh | fetesh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg