Fayras
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayras ↴
bakteeriafayj | RNA |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg