Feegaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn. 2. Farbarasho qof sameeyo.

Feegaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Far aan dan laga lahayn qorid. 2. Farbarasho samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feegaar

feegaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg