Feertan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan. 2. Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
Feertan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)1. Laba qof feer ku tartamid. 2. Feer ku dagaallamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feertan ↴
feertamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg