Feex
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.l)(daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax¹ (3), fayiix, fiix².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feex ↴
carsaanyow | faax | fayiix | fayx | fiix | lafguri | safeexad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg