Feygamuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc kabo soomaaliga ka mid ah oo leh suun dambe iyo mid faraha dushooda saaran, labo maqaar oo adag oo cagta labadeed dhinac kor uga tagaan iyo indhal ay gasho far dhexaadda lugta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feygamuur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg