Fidnawale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fidnawale

colwade | fidmawade | fidmawale | fidnawade | fidno |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg