Fiid-horor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah. 2. ld fiid-gooyo.

Fiid-horor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiid-horor

fiidgooyo | fiid-hororid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg