Fiigtaal

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo. 2. F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiigtaal

fiigaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg