Fiiji

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Fooryid. Fooryid


Fiiji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax didid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiji

fiigsan | fiijin | fiijis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg