Fiilo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo. 2. (muus.) Xargaha shareerada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiilo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg