Fiir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub.


Fiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nafley meel ku cusub nacayb u muujin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiir

caabuq | raabiya | caaddifi | eegmo | laablakac | laablakicid | maahsan | maalin dayaxeed | ollog | onkojiin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg