Fiisiko
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko. ld fiisika, fiisikis, fisika, fisikis, fisiko.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiisiko ↴
fiisika | fiisikis | fisika | fisikis | fisiko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg