Fiistola

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Isudalooshamid aan caadi ahayn ee labo xubnood oo uurkujirtada ka mid ah ama xubin jirka dibeddiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiistola


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg