Fiito

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ubax aan weli dillacin o isku duuban. 2. Caws cosob ah oo aan la daaqin. 3. Dhaawac biskoon waayey. 4. Cudur idaha irmaan naasaha ka gala.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiito

safiito |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg