Filaariya

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Deriskunool ka tirsan qaybta “nematodeka” wuxuuna wax yeelleeyaa soohyada xiriirinta iyo linfaatikada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filaariya

gudbiye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg