Filgin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)1. Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo. 2. Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filgin ↴
filgan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg