findhicilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ishay, -ilatay)

Findhicil ilko ka baxsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh findhicilo

findhicilasho [m.f.dh]
eeg findhicilo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg