findhir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

ld fandhar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh findhir

fandhar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.

fandharid [m.f.dh]
eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.

findhiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fandhar.

findhirid [m.dh]
ld fandharid.

findhirin [m.dh]
ld fandharid.

findhiris [m.l]
ld fandharid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg