Finnaaq
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:F. ah: neef irmaan oo aan caano badan lahayn; baaqimo. ld finnaaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga finnaaq ↴
finnaaqo | finnaaqsasho | finnaaqsi | finnaaqso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg