Firaash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo/furshaan, m.dh)

1. Joodari. 2. Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.

Firaash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Maro, buste iwm joodari dul saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firaash

firaashan | firaashid | firaashnaan | firaashnaansho | furaash | gogol |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg