Firdhaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama ka soo yaaca. 2. Dad ama xoolo kala yaacid. ld firdhad (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firdhaad ↴
firdhad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

