firgo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaday, -gatay)

ld fargo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firgo

fargo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg