Firinfirle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Neef mar hore dhalay oo caano yareeyay oo aan la caweysimin ee geeljiruhu fiidka hore maalo; juno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firinfirle ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

