Firo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor. 2. Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.

Firo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Timo iwm feerasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firo

firasho | firee | firoobid | firow | huguf | saxar | simbiir | suqul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg