Firqoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Nafley orgeysan ahaansho (ariga, lo'da iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firqoon ↴
firqoonaan | firqoonaansho | indhafirqoon | indhafirqoonaan | indhafirqooni |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg