firshow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -oowday; -oobi)

Firsho noqosho (degaan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firshow

firshoobid [m.f.dh]
eeg firshow.

xerageddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg