Firxo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xaday, -xatay)

1. Si aan nidaamsanayn u cararid. 2. Kala f.: wax wada jirey meelo kala duwan u kala cararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firxo

firxasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg