fongoran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Wax la fongoray ahaansho. 2. ld fangaran. Wax cad ka maqanyahay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fongoran

fangaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).

fongornaan [m.f.dh]
eeg fongoran. ld fongornaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg