Fooc-lalmada

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo ..., m.l)

(daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Sida badan waxa laga helaa sanka iyo daaloollada kale oo sanka xiga, wuxu keenaa awdid, daloollada, infekshin muddo dheer iyo sandareer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooc-lalmada


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg