foodgooyo
(m.dh)

1. Wax foodda sare laga jaro. 2. ld foodgoyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foodgooyo

foodgoyn [m.f.dh]
eeg foodgoo. ld foodgooyo (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg