foofso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Xoolo daaq geysasho. ld soofso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foofso ↴
foofsasho [m.f.dh]
eeg foofso. ld foofsad, foofsi, soofsad, soofsasho, soofsi.
soofso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld foofso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg