fookhad
(m.dh)

Ur udgoon oo ka soo baxa cunto geedeysan oo bisil ama la bisleynayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fookhad

fookhadayn [m.f.dh]
eeg fookhadee.

fookhadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cunto fookhad u yeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg