Fooldiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xanuun fooleed qabta dheddigoodka dhalaya marka ay soo sid dhoweeyaan. ld foolbeenaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooldiin

fargax | foolbeenaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg