Foolhallow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dheddig foolanaya oo xanuun la lumay. 2. ld foolhallaabid.


Foolhallow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-laabay,-lowday; -laabi)

Dheddigood foolanaya xanuun la lumid. ld fooltag².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolhallow

foolhallaabid | fooltag |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg