Foontaano

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foontaano

fontaano | funtaano |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg