foorno
(m.dh) (-ooyin, m.l)Tinaarka rootiga lagu dubo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foorno ↴
rooti [m.l]
Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg