Foosil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lo, m.dh)

(jool.) Hadhaaga ama raadadka ka sii muuqda raqda noole hore u jiri jirey.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foosil

barashada foosillada | kaarboon |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg