Foox

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foox

dabqaad | fooxaalli | fooxaalli | fooxaallin | fooxaalliyid | fooxi | fooxin | fooxis | fooxiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg