Fowliil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.


Fowliil

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fowliil

fowliilid | fowriir | fowriirid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg