Furaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furaad

dhereb | furaadsad | furaadsasho | furaadsi | furaadso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg