Fushade

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Roob badan oo bartamaha guga da'a. 2. Xilli gu' bartankiis ah oo roob badani da'o.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fushade


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg